ForældreIntra
ForældreIntra waxa aad ka heli kartaa
• In aad la socotid waxa ka dhacaya dugsiga ilmahaaga
• In aad macalinka kula xidhiidhid buuga xidhiidka [Kontakt bog]
• In aad email u dirtid macalimiinta iyo waalidiinta
• In aad ka balansatid...
More
ForældreIntra
ForældreIntra waxa aad ka heli kartaa
• In aad la socotid waxa ka dhacaya dugsiga ilmahaaga
• In aad macalinka kula xidhiidhid buuga xidhiidka [Kontakt bog]
• In aad email u dirtid macalimiinta iyo waalidiinta
• In aad ka balansatid qabanq aabooyinka iyo kulamada
ForældreIntra waa qayb ka mid ah internetka gaarka ah ee dugsiga, SkoleIntra, oo sidaa darteed waxa aad ku geli kartaa Magaca
adeegsadaha [Dit Brugnavn] iyo Furaha [Adgangkode].
Waxa aad barnaamijka ka geli kartaa bogga internetka ee dugsiga.
ForældreIntra2
Somalisk
Bogga intarnetka ee dugsiga:
Magaca adeegsadaha:
Furaha:
Magacani waxa uu ka kooban
yahay
waalidiinta [Forældre ] iyo
shebekeda gaarka ah [Intranet]
Ku dhowow dugsiga
Less